VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Basra - Lyrics

cakuye barashada horteed hankuu bohlyoow jacayl bogaygiyo laabta dagay talada kugu baaqay baan basraay ila qaadatoo hankayga adaa boqraye hadaad beri soo noqoniyo balantaa dib u dhigi lahayd bilaawaha dhiiga lihiye birtuu ila maaganaa sideen uga bixi lahaa bastaa adigoo ku sugan kolkuu rabi kuu bidhbidhin iluuun baan kuu baxdee anoon baran sheekadii halkaan ka bilaabi lahaa baaqayga adaa gartaye hadaad beri soo noqoniyo balantaa dib u dhigi lahayd bilaawaha dhiiga lihiye birtuu ila maaganaa sideen uga bixi lahaa
Queue is empty
-- / --