Heesta Bilan - Lyrics
Bilantaan jeclaayee
Boqradii haweenkaay
Farxadiyo bishaaraay
Haddii noolo barantabooo
Qurux la isku soo baxoo
Badidoodba habeenkaba
Buundo tii ka saditaay
Naftaa jacayl ku beedhaa
Bidhaantaada doontoo
Bogsaneen niil la'aan
Barbarkaaga joogtee
Bukaan waa la dhowraa
Magan waa la baxiyaa
Awaal lagu badhaaraa
Markii aan basaasee
Bogta la igu soo caraay
iiga maadan beerinee
Tii way ila baxnaataay
Naftaa jacayl ku beedhaa
Bidhaantaada doontoo
Bogsaneen niil la'aan
Barbarkaaga joogtee