VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dabiib - Lyrics

in badanbaan dayaysanaa duufaan caashaqiyo dabaal ku jiroo dadkuna ila yaabanaa ruuxaan dunaida u jeclaabaa cishqigii la duushoo naftuna dirqibay way ku jirta dawada casiiskaa hayee ducada ii mara aamiintoo bal inaan dabiib helo waan doortayoo waan la dadab galiye duco iigu wada inbadanbaan la darsayoo dan aan leeyahay iyo wanaag ka durkoo dareen igu yuururaa laabtaan dayaca u horseedaa mankayga dawacwaysoo hadana dajibaan way is idhee by masuul.com
Queue is empty
-- / --