maalmaha aduunyada
adaad adigu wacan too
istireex ku nooshahay

anigu waan la liitaa
aramidu imay dayn
galgacalkiina waanu igu
itaalsaday markii aan
awood gabayu

arimaha badhbaa jira
hoos inaad u eegtiyo
ka ilduufto taladoo
nasiibka aad miga isdhaafshoo
ayaan roon dadku kala ayaan roon

ubixii agal gacalkee
ila biyo waraabshee
eegmada ku korin jiray

waligay is maan odhan
niyadayda maangalin
maruunbad aduunyada
isaga oo barashaday
isha saari doontaa

Exit mobile version