VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta dhalaal badan - Lyrics

adaa huuno dhag xumo raxamaan ka dhowryao dhashii nasaboo adiga ugu dhaban qurxoon ruxii ku dhibtaa aduu layaab kugu dhaygaagta dhagtii maqashaa adaay agtaada ku dheefsata adaa dhaqan xishoon illah ku dhamaystiroo adaa dhowrsan sharaf dhamaantod dumarka dheer adaa aan dhoolay in badan dhankaaga eegayo naftuna ay kula dhacdee hadmaan dhiganaa aroos dhayahu waligod ma arag dhigaaga adoo kaloo dhalaal badanay ma dhalan midaan kugu dhereriyaa
Queue is empty
-- / --