VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhiin dhiin - Lyrics

yartu dhiin dhiin dhaayo wacaneey asal dhaladiyo dhaqan xariiraay i dhex qaadee kaalay yara dheelnee yarku dhiin dhiin dhigii u roonoow anba dheegow kaama dheeri soo dhawaadee kaalay yara dheelnee naf jacayl dhibay oo dhankaaag laguma dhaafe dhaayahaygaa yartu dhiin dhiin dhexdu dhiin dhiin anba dhawr jeer kuu dhawaaqoo dhagaysan waydee dhibicda da'aysiyo dhulkoo barwaaqo ah dheehaaga wacan ee dhamaystiran midaan ku dhaafsado hooyo may dhalin waad igu dheertoo igu dhex nooshee
Queue is empty
-- / --