aan ordee idaba carar
markaan tago adigu imo
aan ku diidee ii ooy
u ilmee daraadeey

aawadey u mudo ciil
umudo aawadey umudo ciil
umudo aawadey umudo ciil
umudo aawadey umudo ciil
umudo aawadey umudo ciil (x2)

aan ladnaadee ii olol
oontiyo anfaca goo
waa waa waa waa waa
waa amuur la yaab loo
la yaab loo
waa waa waa waa waa
waa amuur la yaab loo
waa amuur la yaab loo (x2)

ayaamahan kalgacal iyo
caashaq layska adag yahay

jaceyl lays adoonsadey
oo gumeysi ugub iyo
wax ku cusub aduunyada (x2)

imtixaanka waayaha
markaad iimahaagiyo
oofta aad u nugushahay
la ogaado boogtaad

dadba kii asturi laa
dadba kii asturi laa
dadba kii asturi laa
dadba kii asturi laa
dadba kii asturi laa

iib gashee ka’daadoo
eraygaad u nacabtahay
ogaaaaan ogaan kuu yidhaahdaa
yidhaahdaaa
ogaan ogaan ogaan ogaaaaan
ogaan kuu yidhaahdaa
ogaan kuu yidhaahdaa

ayaamahan kalgacal iyo
caashaq layska adag yahay

jaceyl lays adoonsadey
oo gumeysi ugub iyo
wax ku cusub aduunyada (x2)

Lyrics by Eszthmah Haghi

Exit mobile version