VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hiyale - Lyrics

Intuu ii huray waqtigu Habeen  ladan iyo Aroos Hiyale waxaan baafiyaba Nasiibkayga ayaan helee Hamiga laxaw kalgacal Waxaan  huqda nabar cishqiga Heedaar jacayl dartaa Hamuun anigoo uqaba In badan hiilkaaga hayaba Hadaan gamayaan hurdada Hadaan hoy wada dagnoo Halkay calaf iyo nasiib Waxoo hiigsi dooni jiray Intuu ii huray waqtigu Habeen  ladan iyo Aroos Hiyale waxaan baafiyaba Nasiibkayga ayaan helee
Queue is empty
-- / --