Jowharadaydiiyay
Jirdogooya dhibica
Jimciyaay naqa jiifa
Iyo dharab jagaclaay
Xili jeelbixid barwaqay
Nimcoy jahiyo jawi
Layaab laay x2

Dheeha quruxay
Dahab dhalaalaay
Dhamees dumaray
Dhalasho wacanay
X2

Dhamees jiirkiyo hoy
Lafta dhabarkow
Dhuuxiyo lafaha dha–
Maan waax yahow
X2

Dhigeed hablaha
Ba taan ku dhololaay
X2

Dhaayaha aragiyo
Dhaya ruuxdow x2

Dhaya ruux haa haa
Haa x2

Kuu dhiibay naftoo
Ku dhowrtay x2

Kugu dhaatay mac–
Aanow Kugu dhaatay
X2

Mar haduu dhab yahay
Ooy dhalan teed kugu
Haa haa x2

Dheeliga udiid cashaqa
Dhamaan x2

Hayga dheeraan hayga
Dhuumane hayga dhixine
Waa dhibkaygee x2

Hayga dheeraan hayga
Dhuumane hayga dhixine
Waa dhibkaygee x2

Hayga dheeraan hayga
Dhuumane hayga dhixine
Waa dhibkaygee x2

Exit mobile version