VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaafiya - Lyrics

kaafiyaay kafeeyaaay kartidii haweenkaay kalgacal koriyaay kashayda dhayaay kaalinteeda kaabaay kalsooni la iigu deeqaay kadeedkaba adi kugu ilaawaay kaska ruux ku taalaay kifaax ruuxa keenaay kaalmeeyay koolkooliyaay kun ka roon ka deeqaay kaahaay i kaalaay kaabihii noloshaay kurbada biisaay kaskayga dagaay kawkani hablaha kacay kaligeed tii ka doortaay kufkeedaba ka rooeey
Queue is empty
-- / --