VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kunba iga mudantahay - Lyrics

jacalka kalsoonidiyo waxaa dhisa kasigee inay xukashadu koltahy saw maad kasine kadaa saw maad kasine kadaa kaarkii wadmahayga iyo korkayga ku baahsanaa markaad iga kaafidaa biladaha kugu saday xubiga biladaha kugu saday xubiga ma jiro koonkani qof aan kolnaba kugu doorsado kunbaad iiga mudan tahay qalbiga muxibada ku kori dhankaygana waan kafayn markaad hesho kabadi naftaada kal kaalin lahayd kadeed kuma soo gale dhibkaad kagag raysata dhibkaad kagag raysata waxaan kugu ahay ka wayn waxaad iga kaafidoo karaamaad mudan tehee cisqiga kamila ahoow cisqiga kamila ahoow
Queue is empty
-- / --