jacalka kalsoonidiyo
waxaa dhisa kasigee
inay xukashadu koltahy
saw maad kasine kadaa
saw maad kasine kadaa

kaarkii wadmahayga iyo
korkayga ku baahsanaa
markaad iga kaafidaa
biladaha kugu saday xubiga
biladaha kugu saday xubiga

ma jiro koonkani qof aan
kolnaba kugu doorsado
kunbaad iiga mudan tahay
qalbiga muxibada ku kori
dhankaygana waan kafayn

markaad hesho kabadi
naftaada kal kaalin lahayd
kadeed kuma soo gale
dhibkaad kagag raysata
dhibkaad kagag raysata

waxaan kugu ahay ka wayn
waxaad iga kaafidoo
karaamaad mudan tehee
cisqiga kamila ahoow
cisqiga kamila ahoow

Exit mobile version