VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaloocu - Lyrics

qaloocu hadaanu jirin qadhaadh nolosuba lahayn qiimaha dunidaan jireen hadaan quud loo ordayn wixii qubta laga samray dadnimada lagu qancee hadaan dumar lala qoslay nolosha lala qaybsanayn jacaylka cidi qirteenba waxaad qarsata ku dila run iyo been ban is qaban haduu jiro qaadan waa qosol la noqay qoosi maaha hadaan qurcidka iyo cadada iftiinka cadceedu qarin dabkaad wax ku qaadan lahayd hadaan qaxa jirin lalaba haa iyo maya la isku qaban xaqaan cidi qiri lahayd hadaan qoys laga uunkamin tafiirtuna laba qof noqon quruxi may jirin lahaynba
Queue is empty
-- / --