VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qanciya - Lyrics

Aheey qalbigaa jeclaaday Aheey quluubtaa u oyday Aheey qowlka ay tiraahdo Aheey igu qaali weeyee Quursiga mataqaanno erayada Qabna malaha oo mafaantoo Qofkii jecel kuma ciyaartoo Allay lahee waa qanciya Haweenkeey qaaya dheer tahoo Quruxda dhaqan baan kuraacoo Haddii la ii qoray adduunkana Qeeyrkey ragga waa sad dheerahay Aheey qudhaydaa arkootoo Aheey qaamuuskaan ka baaroo Aheey qiaha ay leedahay Aheey anigaa u qirayoo Qacdaan arkaybaan U qaaday cishqiga I qaayibtay oo madayn karo Allaylaheey waaba qoowl baxayee Qosolka farxadda i jiitay Haweenkay qaaya dheer tahoo Quruxda dhaqan baan ku raacoo Haddii la ii qoray adduunkana Qeeyrkeey ragga waan sad dheerahay
Queue is empty
-- / --