VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo kor dhabarkayga - Lyrics

xaqiiq ma dhamado caashaq laftiyo markuu dhuuxa gaadho ii dhiib gacantaada huuno ha dheeran yaan cidloonine dhalaal dheehaaga muuqu wuxuu dhaliyaa jacayle intaad iiso dhawaato dhabtiyo igu qabo bogaaga anaa adigana ku dhawran ku dheehan sidii dhalaanka dhabay naxdigii dhexdeene soo koro dhabarkayga kaalay dhaayaha kolka aan ku saaro dhadhanka noloshaan helaaye naftani kugu dhaadanaysa dhuunko oo adiguna ilaasho dharaarta qudhee ku waayo xaqiiq waan dhimasho noolahe dhawaqaagi codkaaga iibadi dhinacayga joog
Queue is empty
-- / --