Heesta Tufaax - Lyrics
Hablaha lagu tahmayee
Tufaax soomaali u waa
Middi toban laa Dadnimo
Tilmaam wacan lagu gartaa
Markaan soo toosiyo
Hurdada waan kugu tabbaa
Tani iyo cirib baa kalgacal
Qalbiga ku talaalantahay
Talaabada hormarkiyo
Tusmaan kula maaganahoo
Jacayl taariihkda galaan
Inaan ku tusaan rabaa
Tusaale wanaagsanaanta
Tabtii culimada tiraahda
Cishqiga tadaabtan jeer
Niyada kaaga tuujin lahaa
Dad baa isku tacadiyeen
makala tagimeeno inagoo
Togii naxriistiyo
Nimcayn utaxaashin lahayn
Talaabada hormarkiyo
Tusmaan kula maaganahoo
Jacayl taariihkda galaan
Inaan ku tusaan rabaa