VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ba ilaali kaban - Lyrics

ma ogtahay amaanada kaanada keysane dhulkana ka ooyo adkaysan waaye adiguna ficilba ogadaada ku qaado adhaxdaada saartay adkaysan waaye bal ilaali ajashaa aakhirana dhib weeyo ka eed baxaysid ma ogtahay haweenkiyo hablaha aynigaaga iyo asaankaaga oo badan ayuunba ayaanbadan uurkayga gabadhee rabi kugu abuuroo kali igu ahaate bal ilaali ajashaa aakhirana dhib weeyo ka eed baxaysid ma ogtahay adi iyo ani axdibaa u dhaxeeyo ma ogtahay midkeeni oofin waaya wacadkii ifka lagu kadeediyo aqalkiisu waa naar abu jahal tiisi bal ilaali ajashaa aakhirana dhib weeyo ka eed baxaysid
Queue is empty
-- / --