Heesta Baddu cod kaliya - Lyrics
hurdo bogashadeedii
maka baaday maalmahan
maygu baahay caashaq wayn
balad iga fog iga jira
bada noo dhaxeeyaan
inaan socod lug ugu baxo
biyo igala fududaa
beryo ssamirku adakaa
ma baxeen jacaylkuna
beergooya waynaa
badu laydh qaboobaa
birtu booda dheera
ba,anaa xasuustuna