VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qandho jacayl - Lyrics

maxaan qobtaalkiyo kabaalka kalgacayl quwadloo i saartay intaan heeryada u qaaday dad la qalooday waayo maxaan anigoo qandhaysan intay qaras igu milaalan kashiyo laabtayda qaaday hurdiyo qaban wayay jiifka hadaan qalbigayga jeexo dabadeedno qaloon bu,diisa intoon kolba qayb baneeyo bartaad ku qornayd ku geeyo malaha ku qaboobi maysid maxaan qamandhaco i heertay intoon qabatimay ayaamo qamuunyo iiyo ciil i hasyta kor iyo hoos kuugu qeexay maxay qolqolkiyo ardaaga intuu xiisuhu ku qoolay nafaan kaa quusanaynin qalqaalisa ulashadaada hadaan qalbigayga jeexo dabadeedno qaloon bu,diisa intoon kolba qayb baneeyo bartaad ku qornayd ku geeyo malaha ku qaboobi maysid
Queue is empty
-- / --