Heesta Sida jaawo - Lyrics
sida jaawo geeloo
jilaal abaariyo
jeel iyo haraad helay
xalay jelelegtaydii
jaarkaa ku toosoo
ka jiifi waayee
adiguna ma joogtide
ma waxaad isoo jrin
markaan iilka jiifsado
eeeee aaaa jahada lay dhigo
jiqjiiq madheedhliyo
jilbiskiyo abeesada
sidii aan ku joogsaday
kala booday jaantiii
jiraad igu abuurtoo
kaa jiifi waayoo
adiguna ma joogtide
ma waxaad isoo jirin
markaan iilka jiifsado
eeeee aaaa ee jahada la dhigo
sida aan jid dheeriyo
soo jiidhay buurha
jiir jirada u dhacayoo
jilba dhiigu iga da,ay
jacaylkuna ku dydayay
kaa jiifi waayee
adiguna ma joogtide
ma waxaad isoo jirin
markaan iilka jiifsado
eee aaa ee jahada lay ii dhigo