VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Canab - Lyrics

cawo iyo ayaan calaf iyo nasiib caashaqeenu noqay cirka roob ka da,ay cosob iyo ugbaad yaad la caynad tahay cadceed dhalaayeey canabeey hablaha adaan kaa calmaday camal fiicnidyo ceblaay dadnimaan kugu caashaqee carfi iyo udgoon caro hodan ka baxay yaad la caynad tahay cadceed dhalaayeey canabeey hablaha adaan kaa calmaday
Queue is empty
-- / --