VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daweey - Lyrics

adaa daymo aragtida indhuhu ay ku doonaan qalbigana ku daabacan naftuna ku dayn karayn anoo dakharka caashaqu dushayda ka muuqdoo darta laygu dawgalay kolna diiday hay odhan caashaqa ha daranyeeyn ha u dilin cadaawaha dawadii naftaydaay daji meel ciidoo nimuu dagay jacayloo dabin adag ku xidhanyahay oon kaaba durki karayn haku diganine daawee inta dunida joogtiyo kaa doortaay dumare sida dayaxa nuurayaa duntu iigu kaa xidhan caashaqa ha daranyeeyn ha u dilin cadaawaha dawadii naftaydaay daji meel ciidoo
Queue is empty
-- / --