VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haballaha soomaaliyeed - Lyrics

jecliiyaa hablaha somaaliyeed jecliya jigjiga wayn inan dhex joogee jecliyaa jamaad inaan la jaar noqde jacaylkan i saaqee i jahawareershee jawharad la moodyeey jexii naftayaay jaaheeda quruxeed jiifka aan ku ladayaay jecliya hablaha jiihkayga ee jecliyaa had iyo jeer inaan dhex joogee jecliyaa jamaad inan la jaar noqdee jamasha kalgacal midii aan la jaaree jeer walba tabaayay jiidhkiyo halbawlaha tii layga dhex jeexee jeer walba tabaayaay
Queue is empty
-- / --