jecliiyaa hablaha somaaliyeed
jecliya jigjiga wayn
inan dhex joogee
jecliyaa jamaad
inaan la jaar noqde
jacaylkan i saaqee
i jahawareershee
jawharad la moodyeey
jexii naftayaay
jaaheeda quruxeed
jiifka aan ku ladayaay

jecliya hablaha jiihkayga ee
jecliyaa had iyo jeer
inaan dhex joogee
jecliyaa jamaad
inan la jaar noqdee
jamasha kalgacal
midii aan la jaaree
jeer walba tabaayay
jiidhkiyo halbawlaha
tii layga dhex jeexee
jeer walba tabaayaay

Exit mobile version