VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooda - Lyrics

hoodaay cashaqan i helay i helay igu habsaday halkaad jogtidbuu i yidhi hiyiga waligaa ku hay marbuu i horkeenayaa adoo dhaqankii huwada hanaan iyo bilic lahoo waliba qurux haybad wacan dabaylaha ii hanjaba hilaac roobaa i mara markaan haatuf kuula baxo si aan dadku hadaladu sheekada aan kuu hayiyo u maqal heestiyo murtida ogoow inaad hoodo tahay hadhkaygii ila socda iyo hilbaha oogada iyo indhaha nuurkee i haga adaa hoodaay arliga asluub qurux iyo haanaan hablaha ugu wada sitoo qalbigu wuu kaa helaa dabaylaha ii hanjaba hilaac roobaa i mara markaan haatuf kuula baxo si aan dadku hadaladu sheekada aan kuu hayiyo u maqal heestiyo murtida
Queue is empty
-- / --