VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma dheera arooska - Lyrics

intaa dhedig nool ba ku dhaafsnai waayey dhigaaga aduunka qof kuu dhigmay waayey markaad dhinac joogto naftaaba dhamaysa hadaad se dhaqaaqdo qaybaa idhantaalan adaa idhagaysta hi dhowrta idoolsha adaa idhisaayaa idhiibsha idiirsha inaan dhisno qoysna xaqiiq udhaqaaqay dhawaan meherkeenu ma dheera aroosku inaan ka dhabayno anaa u dhafraayaa dhawaan meherkeenu ma dheera aroosku inaan kugu dhato dhamaanba dadkaa og inaad igu dheertay ilaa dunidaa ogee eegmada dhabankaaga dhaayahan kaba daalin dhagayso codkagaaga dhegehaan dhibsanaynin laftaa dhabarkaygu macaan adi weeyee halkaan ka dhaqaaqo macaan adi weeye inaan dhisno qoysna xaqiiq udhaqaaqay dhawaan meherkeenu ma dheera aroosku inaan ka dhabayno anaa udhafraayaaa dhawaan meherkeenu ma dheera aroosku
Queue is empty
-- / --