VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaabil - Lyrics

waxuunbay qasaayoo ma qumana naftaydani qacda hore isheedaan qubayaa ilmada sida ruux qaloodaa adiguna is qarisaaye qalbigaagu adagaa ma qalfoofka diinkaa naftuu way qaribanto ruux qoofan baan ahee qabrigiyo intaan lay qiyaasin iilkay ma i qaabilaysaa qalbigayga adigaa qabsadoo wadnaha dagay qandho iyo xanuun baan ku arkaa ka qaadaa sidaad ii qilaaftiyo qiirada jacaylkaan wali qoomameeyaa ku qarwaa habeenkii wali qoomameeyaa naftuu way qaribanto ruux qoofan baan ahee qabrigiyo intaan lay qiyaasin iilkay ma i qaabilaysaa
Queue is empty
-- / --