VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku calmaday - Lyrics

sida midha castiyo canabkoo kalaad ii cajabisayoo waan ku calmadee cadnaana iyo cawo iyo ayaan caashaqoo cirkiyo caadkaba ha tagee cudud ma igu siin oo may ila cugan cadrad lagu nastaay ceeshiyo anfaco caano iyo nabad cunaha may la marin marka cududuhiyo cabaadhyaha arkaan isha ku cabiraan cadaadyoonayaa caarada tintiyo ciribtiiyo dhexduna caashaqu cirkiyo caadkaba ha tagee cudud may igu siiin oo may ila cugan cadrad lagu nastaay ceeshiyo anfaco caano iyo nabad cunaha may la marin
Queue is empty
-- / --