VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gelbis - Lyrics

waa guri dhiskii aqal galkii hanad geesiyoo gob ahoo wanaag iyo garasho badan waa laba gu'yaal jacayl aan gudhayn midba gees hayoo soo xero gashoo uumiyo aroos geediga ku furay gacal iyo xigtaba duco idiin gunteen gabaniyo hablaba wiilal iyo gabdhaba GUULE idin siii AAMIIN waa guri dhiskii iyo dadab galkii gabadh qalanja oo gayaan laga xushoo qurux lagu galaday
Queue is empty
-- / --