VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caruus - Lyrics

Caashaay jacaylkii Cajabuu i galiyoo Cishqibaa i lalabayee 2× Culusaa dareenkani Cabatoo naftaydii Calankay ku saartee 2× Hadii caadil noo qoray Oon calaf wadaag nahay Cawo iyo ayaaneey Ma is aroosi doonaa 2× Cadiyo daruureey Cid aan ku tilmaamaa Arligaba ma noolaa 2× Caku haybadaadaa Cindigaygu doortoo Ku ciseeyay aniguye 2× Hadii caadil noo qoray Oon calaf wadaag nahay Cawo iyo ayaaneey Ma is aroosi doonaa 2×
Queue is empty
-- / --