VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deuwaarde - Lyrics

daymada aragtidaa hagtoo dubkaa la iskala hadlaa dabkuna danbasbuu dhalaayoo dareenkuna waa af garad dadkaba duur waxdiriyo waraaqo la soodiriyo wuxuunba daba galoo dabayshay ka yaacayaan waan ku doon doonayaayoo dadkaan adiga kuu jeclahay dahabo luulaay dartaa dibada meer meerayaa dawguna laba wuu noqdaayo midbaa dalal kaala dhaca midbaa docdii loo socdiyo deegaankii kula dhex gala dariiqbaa naarta gala oo dadbaa raacoo ku luma
Queue is empty
-- / --