VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhambaalo - Lyrics

Qof dhoofoo aan iman Dhibaatuu leeyahoo Wakhtigu wuu dheeryahoo Dhulkuna wuu kala rogyahay 2× Dhaayuhu ma arkaan kolay Dhaayuhu ma arkaan kolay Qof meel dheer ka jiree Dhambaalaha soo diroo Dhagaha uun igala soco 2× Dhamaantood waaxyihiyo Dhiigaad ku abuurantoo Dhabaan kuu jeceloho Hoy iyo aqalbaan dhisnaa 2× Dhaayuhu ma arkaan kolay Dhaayuhu ma arkaan kolay Qof meel dheer ka jiree Dhambaalaha soo diroo Dhagaha uun igala soco Dhaayuhu ma arkaan kolay Dhaayuhu ma arkaan kolay Qof meel dheer ka jiree Dhambaalaha soo diroo Dhagaha uun igala hadal Jacaylbaa i dhala rogoo Hurdana dhaacoo ka tagay Habeen waan dheelmadaa Dharaartiina waan socdaa 2× Dhaayuhu ma arkaan kolay Dhaayuhu ma arkaan kolay Qof meel dheer ka jiree Dhambaalaha soo diroo Dhagaha uun igala soco Dhaayuhu ma arkaan kolay Dhaayuhu ma arkaan kolay Qof meel dheer ka jiree Dhambaalaha soo diroo Dhagaha uun igala hadal
Queue is empty
-- / --