VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Doog iyo biyo - Lyrics

Doog iyo biyay Duubyadu rabtaa Damal iyo hadhbay Duhurkii heshaa 2× Raaxiyo dugsaa Dadku jecelyohoo Ana dookhan baas Aduu doonayaa 2× Seedii darkaan Kugu diirsanaa Dayaxo kalaan Kuu daawanaa 2× Dun iyo xariir Dahabaad tahoo Quruxiyo dabcaad Dumar dheer tahee 2× Dareen iyo kalgacal Caashaqbaa idiloo Aniguna dartaa duur joog noqdee 2× Seedii darkaan Kugu diirsanaa Dayaxo kalaan Kuu daawanaa 2×
Queue is empty
-- / --