VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha burburinin wacadkoo - Lyrics

waxaad tahay bil dhalatiyo cadceed soobaxaysoo hiligtii hilaacoo bidhaantaada weeyaan tan jacayl ka beertee bidixdiyo waxaan nahay midigta isku baah doo ilayn waysu booyaan hadday midi bukootee ha burburinin acadkoo haka baqan dhankaygoo buur igala culuside ha baylihin kalgacalkii waxaad iila bilic tahay beeraha wajaaloo intuu roob barqadii helay baliyada xareedii togogiii burqanayaan banjoogtiyo ugaadhii bilicdooda yaabka le bandhigay sameeyeen tahay sanad barwaaqo ah ha burburinin acadkoo haka baqan dhankaygoo buur igala culuside ha baylihin kalgacalkii ruuxii bukaan qaba bariidaw sad weeyaan boholyawga caashaqa waxa iga biin kara dhanbaal loogu baaqee bilaneey waraaqaha boqolaal sanoo jiray baalalay usoo dhiib nafta waw bushaaree baadida qofkaa jira kula baafinaayoo in ilaah kuu bixiyana kaagala bakhaylee inaan laba bogleeyiyo haw malayn baxaanbaxa barbarkayga caashaqa inaan been furaayoo adaan kula balaamayaa
Queue is empty
-- / --