VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibaaq - Lyrics

Waa inan dulqaadiyo Dabac loo dhameeyoo Da,da soo koraysay Dumar ugu horaysaa 2× Magaceedu waa hibaaq Dumar doorkan weeyoo Magaceedu waa hibaaq Dumar doorkan weeyoo Daainkii abuuraa Ugu deeqay gobaninmo 2× Aloow yaa dalxiisiyo Arabsiyo ku geeyoo Farxad kula dakeeyoo Dan wadaaga darisnimo Farxad kula dakeeyoo Dan wadaaga darisnimo 2× Doqon lama amaanoo Xaqa lama daboolee Bal aan dulucda maansada In yar inanta uga daro 2× Magaceedu waa hibaaq Dumar doorkan weeyoo Magaceedu waa hibaaq Dumar doorkan weeyoo Daainkii abuuraa Ugu deeqay gobaninmo 2× Aloow yaa dalxiisiyo Arabsiyo ku geeyoo Farxad kula dakeeyoo Dan wadaaga darisnimo Farxad kula dakeeyoo Dan wadaaga darisnimo 2×
Queue is empty
-- / --