VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maankeyga - Lyrics

Miisaanka hadalkiyo Miisaanka hadalkiyo Maamuska garashada Muunaa i deeqdayoo Maamuska garashada Muunaa i deeqdayoo Mudantii haweenkaay Marwo loo xushaad tahayee Mudantii haweenkaay Marwo loo xushaad tahayee Mid kaloo jaleecoon Mililco aduunyada Mid kaloo jaleecoon Mililco aduunyada Ifka wali kumaan arag Aduunba iigu mudanoo Maankayga qaatee Maankayga qaatee Mid kaloo jaleecoon Mililco aduunyada Mid kaloo jaleecoon Mililco aduunyada Ifka wali kumaan arag Aduunba iigu mudanoo Maankayga qaatee Maankayga qaatee Maankayga qaatee Maankayga qaatee Madaadaalo sheekiyo Madaadaalo sheekiyo Miir iyo aqoonbuu Mawlaheen ku siiyoo Miir iyo aqoonbuu Mawlaheen ku siiyoo Macaankeeda noloshaba Aduunbaa ii macneeyee Macaankeeda noloshaba Anuunbaa macnaystee Ala mahadii weeyaan Maayadii jacaylkoo Ala mahadii weeyaan Maayadii jacaylkoo Mawkaheenu inoo qoray Inagoo mid qudha oo La inoo mashxaradoo La inoo mashxaradoo Ala mahadii weeyaan Maayadii jacaylkoo Ala mahadii weeyaan Maayadii jacaylkoo Mawkaheenu inoo qoray Inagoo mid qudha oo La inoo mashxaradoo La inoo mashxaradoo La inoo mashxaradoo La inoo mashxaradoo
Queue is empty
-- / --