VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Umal - Lyrics

inanyahay dadaalaa kaasoo dakootoo idaweysa laabtiyo idaryeesha iinoqo dadka waxa u nasiib badan labadii dareen dhaba dahabooy wadaagoo daacad nimo kuwada nool dadku wada gob maahee hiirkan caashaqeeniyo yaan maleyga xiisahaa umaleynayaa dumin qurux diin labaa tahay qadan lagu dadaalaa tahay dadnimaa ka hodan tahay qof dabeecad labaa tahay ruux daaim uumoo laga duway xumaantoo samir loogu deeqoo dulqaad miidhanaa tahay dadku wada gob maahee dayrkan caashaqeeniyo yaan daleyga xiisaha qumaneey lagaa dumin quruxeey lagaa dumin
Queue is empty
-- / --