VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boodhari - Lyrics

Ruuxaad baanateed Ku badhgoysay caashaqa Haduu beenlaawe yahay Hadba baasha kaa madhan Naftaydaay baari noqo Hana beegsan geerida Balo lama salooshee Kama raysto boogtoo Waa jacayl bilaawiyo Hadba boqonta iga jaray Ana inaan bestay ahay Maad usheegtaan boodhari Ruuxaan bogsanoo Ubuseelay aragtida Hadii ay barbaartii Ha bariidin leedahay Naftaydaay baari noqo
Queue is empty
-- / --