VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caku - Lyrics

Camalkiyo salaadiyo Cibaadadiyo soonka Camalkiyo salaadiyo Cibaadadiyo soonka Cadaantaada quruxda Cabaadhyaha garaarankaa Cadaantaada quruxda Cabaadhyaha garaarankaa Casiis hibadii weeyoo Casiis hibadii weeyoo Casiis hibadii weeyoo 2× Casrigana hablaha kacay Calankaad u sidataa Casrigana hablaha kacay Calankaad u sidataa Cadrad qaaliyaa tahoo Calafkaygii noqotee Cadrad qaaliyaa tahoo Calafkaygii noqotee Caadilbaa igu kaa simay Caadilbaa igu kaa simay 2× Caku barashadeenii Carshigaa furnaayoo Caku barashadeenii Carshigaa furnaayoo Cishadaynu kulanaa Caashaq igu abuurmoo Cishadaynu kulanaa Caashaq igu abuurmoo Cawo eebe weeyaan Cawo eebe weeyaan Cawo eebe weeyaan 2× Cugasha naftaydaa Caqligayga deeqdoo Cugasha naftaydaa Caqligayga deeqdoo Cadrad qaaliyaa tahoo Calafkaygii noqotee Cadrad qaaliyaa tahoo Calafkaygii noqotee Caadilbaa igu kaa simay Caadilbaa igu kaa simay 2×
Queue is empty
-- / --