VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cashaqu i foodsaar - Lyrics

Caashaqu ifoodsaar Igu sii fidyoo dhacan Naftu inay fadhido meel Kaa fogaato ma ogola Agtaaday ku faantaa Aragay ku faraxdaa 2× Farxadii aduunkaay Qurux lama filaaneey Farxadii aduunkaay Qurux lama filaaneey Dadba adaa ila fiicane Dadba adaa ila fiicane Aan la faqin fardawsaay Filkay aniga oo nool Farta yay inagu rogin Farta yay inagu rogin 2× Inanyahay far iyo gacan Dhiigaa u kala furan Laba calafku u furan yahay Kalgacaylna furi kara Iyaguna ma kala foga Faraqaa iskugu xidhan Iyaguna ma kala foga Faraqaa iskugu xidhan 2× Farxadii aduunkaay Qurux lama filaaneey Farxadii aduunkaay Qurux lama filaaneey Dadba adaa ila fiicane Dadba adaa ila fiicane Aan la faqin fardawsaay Filkay aniga oo nool Farta yay inagu rogin Farta yay inagu rogin 3×
Queue is empty
-- / --