cirka oo hilaacoo
hugucadadiisii
ku cartamaysiyo
hargeysiyo cidhifyada arabsiyo
sida loo ciseeyaa
aniguna codkaagiyo
asalkaaga quruxda le
ugu caafimaadaa
curuqyehay ideeqdoo
arliga hablaha jira
adaa iga cajabiyee
aan wadaagno caashaqa
waxa aan camal wadaagtaan
qurux aad iscelisaan
carladiii suleekhiyo
xuural ceyntii janadee
ana taan calmadaay
jaceylkaagan caawaba
cadow aan naxayniyo
igu noqay cadaabkulul

Exit mobile version