VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhoof - Lyrics

axdigeynu dhiganiyo dartiyo wacadkiyo dhudiyeey ma liminoo waan dhowrayaaa wali hadaan lafta dheeriyo dhabarkiyo sii raacay dhiigoo dhufays iga sameystee dhambaalada xusuustee ku dhacay qalbigaa dhaawacay nafteydoo dhaawacban qabaa yartii laygu dheehay dhakhso iigu soo noqo kala dheeraan shadeenu waa dhimashadeydee adooban iga dheerayn dhankayga igula dhaqan dharaar hadaan ku waayo war war lay dhamaan jirey adaa oodo dhaqaaq guur dal shisheeyaa hibo dhalan rog caashaquye halkaad iiga dhooftee iigu dhiibtay caashaqa sidii wali udhararnoo dhibtisii wali igu haysaa
Queue is empty
-- / --