waa gabadh haldhaayoo
baal lamoodoo
habla taako dheeroo
hanaan lasiiyo
haybad hub qaad loo
habkaa socodka laafyaha
bogaa hore kuwada taaal
hanaan bay udhalatoo
hiyiga iyo laabtiyo
halbowlihii nafteydaay
hormoodkii arigeygaay
hoodiyo hibaad leedahee
waakugu hamiyayaa
habeen kaam aseexdo
hadaan aaday bald kale
hadaan dhoof kumaqanahy
hablihii da daanada
habeen lama kaftamine
hadii aad cidlo sehel
ha iloobin waligaa
hiyiga iyo laabtiyo
halbowlihii nafteydaay
hormoodkii arligeygaay
hoygii jaceylkaay
hoodiyo hibaad leedahee

Exit mobile version