VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Holland - Lyrics

Halyeygaan jeclahayoo Hanaqiyo laabtiyo Naftaan kuu hibeeyee Hadmaad hadmaad Holand ka soo noqon Hadmaad hadmaad Holand ka soo noqon Hodantaan jeclaayeey Habla ugu mudnaydee Heegooy haldhaayeey Ha i raag ha i raag Ha i raagsan weykanee Ha i raag ha i raag Ha i raagsan weykanee 2× Haniyoow waxaa tahay Halyeygii abtigay dhalay Ragba kaan ka helayoo Hadmaad hadmaad Holand ka soo noqon Hadmaad hadmaad Holand ka soo noqon Hodaneey hibaaqeey Hibo eebe bixiyaay Habooneey hormoodeey Ha i raag ha i raag Ha i raagsan weykanee Ha i raag ha i raag Ha i raagsan weykanee 2× Haybahaan tabaayoo Halbowlaha iyo beerkee Naftan kuu hilawdee Hadmaad hadmaad Holand ka soo noqon Hadmaad hadmaad Holand ka soo noqon Hodaneey inaabtiyo Hadii eebe igu simo Hubaal waan imanayaa Ha i raag ha i raag Ha i raagsan weykanee Ha i raag ha i raag Ha i raagsan weykanee 2×
Queue is empty
-- / --