VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceylkii baxsanaa - Lyrics

jaceylkii baxsanaa badarkiyo laabtiyo beerka waanadaadiyo balahda aan kari jiraaya hadii aad ubadheedhay hinaad goyso boqmahaa la boqool nafsigii barituu kuhayaaye balse waxad ogaataa bartii aad duqaysiyo boholyowggii aan qabay ku bartayoo waxaad tahay ka bogsadey dhankeyga barbaartii gaydanaa bilan aad uwacanoo waalid soo barbaarshoo bilic iyo aqoon laan baashaal daraadii bogaaga iidhextaaloo badhaadhahaan kunoolahay badalkaagii waan helay
Queue is empty
-- / --