sida mayga roobkoo
masalaha dushiisiyo
mirku da ay hargeysiyo
ishu milicsanaysoo
muunadoodii leedahee
kaa maarmi maayee
waxad tahay mas ciideed
qurux lagu manystee
hadaad adigu maqan tahay
mugdi weeye noloshuye
ma ogtahay niciimaay
inaad meel igaga taal
sida maahir geeloo
meel doogle yahay
intaa maqasha loo dhigay
miranaysa hawbaa
masalkeedii leedahe
sida aad iigu maran taa
naftuu kuugu maqantoo
ma ilaawi karaayee

Exit mobile version