VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbiyo - Lyrics

qalbiyo isu dhibanoo ku dhaashada aragtidiyo dhalaanimo caashaqii dhamaystiray oogadii la kala dhantaalaybaa mar kala kadis dheehashada nasiibku dharar kulmee durbaba isku dhaygagaii dhibicda beerkooda nugul dareenku kasoo dhuriyo ilmaa la is dhaafsadee ma dhuunto ileen cishqigu jacaylkii dhawrsanaa wuxuu dheeliyo qabaw dhaxanta isku raadiyaba dhambaal ku itaalsadaba wakaa dhaxalkii aroos caawaba loo dheelayoo dhabawday ujeedadii halbawlaha dhiigiyo jacayl dhuuxiyo lafaha dhex qaaday unugyado dheeftiisii la gaadhaybaa la kala dhantaalayoo markuu dheeliyay sidkii nacabkuu ku dhiiradoo ku dhaartay inuu furfuro hayeeshee dhaqaalihii dhaawicii xiisihii ma goyn dhul beerana wuu arkaa hadhaw midhaha dhalee jacaylkii dhawrsanaa wuxuu dheeliyo qabaw dhaxanta isku raadiyaba dhambaal ku itaalsadaba wakaa dhaxalkii aroos caawaba loo dheelayoo dhabawday ujeedadii
Queue is empty
-- / --