VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaran - Lyrics

dadyow qaran baa tihiin qoomiyad dhaqan baan tihiin quruun sharaflaa tihiin dad qawlkii ilaahayoo rasuulkoodii qiroo islaam qaasaa tihiin aduunkuse waa qabyee qol halisaad tahee qabyaalad markay maqlaan dadkii qiiroonayoo wanaagii isu qabteen qasaariyaad yeelaten muwaadin qofkii ahow qolkaa ninkii mutaystee uquudha codkiina oo dadyow qaranimo yeeshee dadyow qaran baad tihin makhluuq qaaliyaa tihiin dad qiimo le baa tihiin qabkiyo kibirkaad nacdaan gumaysi ma qaadataan qudhiinana uhurtaan aduunku se waa qabyee qorshaa wali idinka dhiman xoriyad baad qaadateen waxaaad daadiseen qoryoo waxaad qoroteen dastuur hdana wuu qaydhinyahee
Queue is empty
-- / --