VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Taan ujiir go’ayee - Lyrics

Loomaroo war yaalahayee Waddada loomarooo Dalwanaagsaneedaaye Taan ujiir go'ayeeey Waa jacaylkaagee Alla jannooy Aawadaa ma jiifasado Sidii dhugdhugleey Dhuldheer maraysaa Dhawaaqayga loo Dhagaystaayee Taan ujiir go'ayeeey Waa jacaylkaagee Alla jannooy Aawadaa ma jiifasado Raq nin qabaa Miyaa ma hureeyaa Ma hubaalsan kumaray Haadaama kuyiiil Taan ujiir go'ayeeey Waa jacaylkaagee Alla jannooy Aawadaa ma jiifasado
Queue is empty
-- / --