VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Toolmoon - Lyrics

tartanka hablaha kacey tii ugu horeysee qurux laguu tilmaamaay tolmoontii haweenkee toga wabiga jeexiyo talaabada macaaniyo caashaq igu talaaltaay qalbiga kutaalaaa kutolan nafteyduna kaamana tagaayee kaalay aqalka ila taag tijabada hablaha kacay tii sharaf lasiiyee dadnimo lagu tilmaamaay tosontii dumarkaay turxaan aan lahaynay dadbaa tiigsanaayee jaceyl igu turqaysay
Queue is empty
-- / --